![]() |
Lakiin waligaa makafikitay sida heeynta kharashaadkaada dabagalka aay unoqon karto hubka sorta ah ee ku jir arsenalka faa iidada leh?
Lahaanshaha nidam laysku haleynkaro sida doola bookkeeping oo jira ayaa kacaawin karo in aad si toos ah ulasocoto kharashaadkaada oo aad mareyntaada maliyadeed ugudbiso heerka iga
Maqaalkaan Blog _ka ah waxaaynu daaha kaga qaadi donaa shanta jabsiga kharashaadka xoogan ee aan kaliya hagaajin doonin maamulkaada maaliyadeed lakiin sidoo kale furi doona faa iidada qorsoon ee meheradaada
Hadii aad tahay iibiye khibrad leh ama hada aad biloowday, talooyinka la fulin karo waxaa laagu talagalay inay kaa cawiyaan in aad lacag badan
U diyaargarow in aad wax kabadasho habkaada dhaqaalaha oo aad dawato ganacsigaaga ecommarce oo u kobcaya si aan waligeed la arag!
MAXAAAY AAY MUHIIM UTAHAY DABAGALKA KHASHAADKA ECOMMARCE?
dabagalka kharashaadka ECOMMARCE waxaa loola jedaa habka duubista iyo la socodka dhamaan kharashaadyada la xariira socodsiinta ganacsiga online ka ah
Tan waxaa kujira wax walba laga bilaabo kharashaadyada martigalinta Goobaha ecommarce sida shopify iyo kharashyada xayaysiinta ilaa kharashyada rarida iyo khidmadaha maareynta agabka
dabagalka kharashyadan waxay u ogolaataa milkiilayasha ganacsigu in aay horumariyaan khadkooda hoose. Aqoonsadaan melaha kharash dhimista oo aay kasoo baxaan wajibaadkooda canshuureed
Mid kamida sababaha ugu muhiimsan ee dabagalka kharashadku wuxuu muhiim uyahay ganacsiyada ecommarce waa inaay si toos ah usameyso faa idadooda
Markaad heysato dulmar Tafatiran oo ku saabsan dhamaan kharashaadka milkiilayasha ganacsigu waxaa aay si fiican ufalanqeyn karaan halka aay kubixiyaan inta ugu badan lacagtooda
iyada oo laracaayo kharashka saxda ah.
Kharashaadka aan loo baahneyn ama xad dhaafka ah ayaa la ogaan karaa goor hore oo wax laga qaban karaa ka hor inta aay si weeyn usaameeyn faa iidada guud
Tani waxaay sidoo kale awood u siineysaa ganacsiyada in aay xisaabiyaan macaashkooda taas oo muhiim u ah go aaminta in alaabta sihaboon loo qimeeyo
0 Comments