LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Israa'iil oo 3 dagaal kawada gudaha magaalada Qaza

 Sida uu dabacay wargeyska Al sharqu oowsad dagaal  kale oo umuuqanayo in uu yahay mid lagu niyad jabinayo dadka shacabka ee magaalada Qaza ayaa ciidamada Israa'iil waxaay kawadaan gudaha magaalada 

Ciidamada Israa'iil waxaay adegsanayaan siyaasada isugu jirto cadaadis iyo dhiiri galin iga oo ujeedada  aay kaleyihiin aay tahay in lagu barakiciyo dadka magaalada qaza waxaane loo adeegsanayaa sadax arimood oo kala daran 

1 duqeymo iyo cabsi gali isla socoto 

2 balanqaad socdaal  iyo xiriir toosa oo sirdoonka Israa'iil uu lasameynayo dadka kunool magaalada qaza 

Sidoo kale xariir toosa oo sirdoonka Israa'iil uu la sameynayo dadka kunool magaalada qaza isaga oo tusinayo  in aay badbaadin karaan hadii aay kabaxayaan magaalada qaza 

Tani waxaay tusineysaa in wali israailiyiinta iyo dowladaha kalaba in aaysan faraha kala bixin ama aaysan katanaasulin qorshaihii ahaa barakicinta dadaka shacabka ah ee magalada qaza 

Sadaxdaas cadaadis ee kala duwan ee Israa'iil aay sareyso dadka magaalada qaza waxaa kadhalanayo sadax arimood  ee ujedda ugu dambeysa ee Israa'iil aay kaledahay arimahaas

1 waxaay doonayaa in la abuuro mugdi .  jaha wareer . Iyo niyada jab  bulsho  oo ah shacabka kunool magalaada qaza sida dadka aay u arkaan bixitaanka magaalda qaza sida in uuyahay xalka kaliya ee suura galka ah taas oo qeeyb ka ah qorshada Israa'iil ee baraka kicinta balaaran ee dadka magalada qaza waxaana taas cadeeymo u ah siyaasada Israa'iilyiinta aay kula dhaqmayaan dadaka shacabka ah ee magaalda qaza 

Marka laga yimaado duqeymaha iyo cabsi galinta iyo argagaxa kadhalanayo dhibaatada soo gareyso dadaka magalada qaza waxaa lagu waramayaa dad badan in aay heleen sida warkeyska Al shardu owsada uu baahiyey fariimo iyo wicitaano ka imaanayo sirdoonka iyo qareenada  Israa'iil iyada oo lagu dhiiri galinayo dadka in aay si iqtiyaara kaga baxaan

gudaha magaalada qaza  waxaane loo balanqadayaa sida la sheegay dardargalinta sharciyadeeda iyo sidoo kale mid dhaqaale oo gareysa ilaa iyo 5000 kun dollar 

dadak qaarkood ayaa sidoo kale loobalan qaaday in loo dhofinayo wadamada qarada  Yurub indunisa ama Malaysia iyada oo ujedada  aay kaleyihiin aay tahay in aay jahawareer iyo niyad jab aay ku abuuran dadka magalada qaza warkeyga Al sharqu oowsad waxaa uu ciwan kaga dhigay warbixntaan 

Fariimaha dhanka sirdoonka iyo taageerada dhanka dhaqalaha waa qorshaha  Israa'iil aay doneyso in aay kucadaadiso dadka shacabka ah ee magalada qaza 

Bara kicintaan ayaa mudooyinkii dambe waxaa aay aheeyd qorshada koobaad ee Israa'iil 

Mid kamida dadka kunool magalada qaza oo ah nin da,diisa aay ku dhow dahay 30 sano ayaa sheegay in qamiistii lasoo dhaafay galabnimadeedi laga soo wacay xafiis sharciyadeed oo kuyaada magaalada talaabiib laguna wargaliyey in loo diyaariyey waraaqado  awood wareejin ah si uu uhelo dikumantiyo looga shaqeynayo safarkiisa dibada 

Lkn  waxaa uu intaas kudaray in hayadihii lasoo xariiray in aay ubalanqadeen in lasiin doono 5000 kun dollar kahor inta aan ladamaanad qaadin safakiisa 

Waxaa loosheegay in lamarsiin doono garoon diyaradedka Raamon Airport layiraahdo isla markaane lageeyn doono mid kamida wadamada qarada Yurub ama lageeyn doono indunisa ama Malaysia 




Post a Comment

0 Comments